Khilaaf ka taagan cida sugeysa Amaanka Teendhada Afisiyooni oo beri shir ka furmayo

Waxaa beri oo sabti ah lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ka furmo shir beesha Caalamka garwadeyn ka tahay oo isugu imaanayaan Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada. Shirkan ayaana la sheegay in Beesha caalamka ku cadaadisay Madaxda dowlada federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada isugu yimaadaan, waxaana inta badan la isku afgartay ajandayaasha shirkaasi … Continue reading Khilaaf ka taagan cida sugeysa Amaanka Teendhada Afisiyooni oo beri shir ka furmayo